Akhriso:-Axmed Madoobe oo Magacaabay Labadiisa Kuxigeen.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)  ayaa maanta Digreeto Ku Magacaaway Labadiisa Kuxigeen.

Digreeto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha maamulk jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxaa uu ku magacaaway Madaxweynaha Kuxigeenka 1-Aad ee jubalnad Maxamuud Sayid Aadan Oo Xilkaasi horay u haayey halka madaxweynaha kuxigeenka 2-Aad uu noqonayo C/qaadir Xaaji Maxamuud Oo isna hore u hayey xilkaas.